Hal xarun — dhammaan adeegyada casriga ah ee aad u baahan tahay.
Internet fiber optic ah oo joogto ah oo gaaraya guryaha iyo ganacsiyada.
Xidhmooyin isgaarsiin oo jaban iyo kuwo ganacsi — data, wicitaan iyo SMS.
Dhisidda apps mobil iyo web oo casri ah, loo habeeyay baahidaada.
Kaydinta websites-ka iyo diiwaangelinta domain — ammaan sare, support 24/7.
Xalal cloud ah oo kaydinta xogta iyo shaqada kooxda meel kasta.
Ilaalinta xogta iyo nidaamyada ganacsigaaga weerarrada casriga ah.
Dhisidda iyo dayactirka shabakadaha LAN/WAN iyo xarumaha xogta.
Koox farsamo oo diyaar ku ah habeen iyo maalin, jawaab degdeg ah.