Guriga

Ku Saabsan Dajiscom

Dajiscom waa shirkad technology ah oo aasaaskeedu yahay in la hormariyo adeegyada isgaarsiinta iyo xallinta casriga ah. Waxaan u adeegnaa shakhsiyaadka, guryaha, iyo ganacsiyada — iyagoo helaya adeeg tayo leh oo qiimo macquul ah.

Hadafkeennu waa in aan noqono xarunta koowaad ee laga helo dhammaan adeegyada casriga ah: internet xawaare sare, isgaarsiin, apps, hosting, cloud, cybersecurity iyo taageero farsamo oo joogto ah.

Waxaan rumaysannahay in isgaarsiin wanaagsan ay tahay xuquuqda qof kasta — sidaas darteed waxaan dhisnay shabakad adag oo ku saleysan farsamada ugu dambeeya iyo koox ku hadasha luqaddaada.

La Xiriir Kooxda